Maxaa kasoo baxay kulankii Xasaasiga ahaa ee Madaxweynaha Somalia & dhigiisa Jabuuti? (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa booqasho rasmi ah oo labo cisho qaadaneysa ku tagay Jamhuuriyadda Jabuuti. Madaxweynaha oo si heersare ah loogu soo dhaweeyay magaalada Jabuuti ayaa qasriga madaxtooyada dalkaas wadahadallo kula yeeshay dhiggiisa Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle. Labada Madaxweyne ayaa ka arrinsaday xoojinta xiriirka … Continue reading Maxaa kasoo baxay kulankii Xasaasiga ahaa ee Madaxweynaha Somalia & dhigiisa Jabuuti? (Daawo Sawirro)